Qaraq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Q. ah: wax aad u badan. 2. ld qaraqid.
Qaraq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rqay, -raqday; -rqi)Biyo ku hafasho. ld qarqan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraq ↴
hafo | qaraqan | qaraqmid | qarqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg