qararab
(m.l)ld qararable.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qararab ↴
qararabdheere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
ld qararable.
qararable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qaloon diireed oo aan la biifin. ld qararab, qararabdheere.
qararabsad [m.l]
ld qararamsasho.
qararabsasho [m.dh]
ld qararamsasho.
qararabsi [m.l]
ld qararamsasho.
qararabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld qararamso.
qararamsasho [m.f.dh]
eeg qararamso. ld qararabsad, qararabsasho, qararabsi, qararamsad.
qararamso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg