Qarbidxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarbidxan ↴
qarbidxanaan | qarbidxanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg