Qarbud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qasid wax nidaamsanaa lagu sameeyo.

Qarbud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Rabsho sameyn. 2. Wax nidaamsanaa isku qasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarbud

calooshi-ushaqayste | qarbudaad | qarbudid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg