Qardajeex
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.
Qardajeex
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Meel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qardajeex ↴
qardajeexid | qardajeexsii | qardajeexsiin | qarqaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg