Qardaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)1. Dhul wax la qardeeyey ahaansho. 2. Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qardaysan ↴
qardaysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg