Qardow

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Murmurux ama jiirago'salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.

Qardow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qardow

qardoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg