Qareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.

Qareen

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay; -eemi)

1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qareen

qareemid | qareennimo | qareensasho | qareenso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg