Qarfacad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(qaraafiic, m.dh) Kabo qori ka samaysan oo guriga lagu dhex joogo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarfacad

qaraafiic |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg