Qariib

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.


Qariib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kalluunka ka mid ah.


Qariib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qariib

qariibi | qariibid | qariibin | qariibis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg