qariibid
(m.l)1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
qariibid
(m.f.dh)eeg qariib³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariibid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg