Qariin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qariin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg