qaroofali
(m.dh)

Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaroofali

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg