Qaroon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-oomo, m.l)

Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaroon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg