Qarqar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.
Qarqar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qarqaryo dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqar ↴
caac | deef | deg | dhaxamaysii | kuldhac | qandho-tifow | qarqarayn | qarqaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg