qarqariye
(m.l)

1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqariye

qarqariyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld qarqariye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg