Qarqarsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.

Qarqarsi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqarsi

qarqari | qarqarsii | qarqarsiin | qarqarsiinyo | qarqarsinaan | qarqarsinaansho | qarqarsiyan | qarqarsiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg