Qarraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
Qarraac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarraac ↴
qarraacan | qarraacid | qarraacnaan | qarraacnaansho | surrucaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg