Qarraaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwareeg aan dan gaar ah lahayn. 3. ld qarraafid.


Qarraaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarraaf

qarraafid | qarraafis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg