qarraafid
(m.f.dh)

eeg qarraf². ld qarraaf¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarraafid

qarraaf [m.l]
1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwareeg aan dan gaar ah lahayn. 3. ld qarraafid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg