Qartab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay; -tebi)

Nafley jirkeeda meel ka mid ah cagta xoog u saarid iyadoo la soconayo. ld qardab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qartab

qardab | qardabid | qardabo | qartabid | qartabo | qartabyo | qartebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg