Qaruufsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Naas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaruufsii

qaruuf | qaruufid | qaruufsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg