Qaryaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dadka u faaliya ama xiddigaha wax uga sheega ama si kale oo been ah wax uga cuna (qof); kaahin. 2. Waxyaqaan; abwaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaryaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg