Qasaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Q. ah: dhar dhaqmo galay.

Qasaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Mayrid, dhaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasaal

dharqasaal | qasaalan | qasaalasho | qasaalid | qasaalnaan | qasaalnaansho | qasaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg