Qasacadeysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Cunto, cabitaan iwm wax qasacad lagu shubay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasacadeysan ↴
qasacadeysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg