Qasad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Muraad; dan. 2. Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.

Qasad

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-sday, -sadday; -sdi)

1. (f.g) Wax samayntooda damcid. 2. (f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasad

gablee | qasdi | qasdid | toogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg