Qasgoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

Neef riman soo sid-dhaweyn (sac ama hal).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasgoo

qasgoyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg