Qashaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld qashaafid.

Qashaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin. 2. Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qashaaf

qaqashaaf | qaqashaafid | qashaafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg