Qashow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Cunto iwm qash noqosho. 2. Geed-hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qashow ↴
qashoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg