Qashwad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Haan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qashwad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg