qasmaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Cid waxay nasiib u heshay ku qancid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasmaanso

qasmaansasho [m.f.dh]
eeg qasmaanso. ld qasmaansad, qasmaansi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg