Qasri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tirada rakcadaha salaadda oo la soo gaabsho marka safar dheer iwm lagu jiro. 2. (-iyo, m.dh) Daar weyn dhul ballaaran ku fadhida oo qaab quruxsan u dhisan. ld qasir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasri

qasir | salaatulqasri | sallaatulqasri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg