Qataaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Irrid wax xirantay noqosho.
Qataaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qataaran ↴
qataarmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg