Qatan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho. 2. Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qatan ↴
qadsan | qadsanaan | qadsanaansho | qadsanow | qatanaan | qatanaansho | qatanow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg