Qataysii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Cid wax ka qadin. 2. Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qataysii

qataysiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg