qawadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof wax saluugay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawadsan ↴
qawadsanaan [m.f.dh]
eeg qawadsan. ld qawadsanaansho.
qawadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qawadsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg