Qawrar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dildillaac yaryar oo jirka nafleyda, dhulka derbiyada iwm yeeshaan marka uu kulayl ama qabow badan ku dhaco.

Qawrar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qawrar

qawrarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg