Qaxaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
Qaxaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-bo, m.l)1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxaab ↴
qaxaabad | qaxaabnimo | qaxbad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg