qaxaabad
(m.dh) (-do, m.l)

Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaabad

qaxaab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-bo, m.l)
1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.

qaxbad [m.dh]
ld qabxad, qaxaabad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg