Qaxooti

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxooti

Dunugle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg