Qaxso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid. 2. Dhuxul shidasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxso

qaxsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg