Qaxwe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxwe

minqaxwe | qahwe | qaxwayn | qaxwee | qaxwo | xanshar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg