Qayacato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh midab cad, aadna u adag oo wax la iskula dhejiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayacato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg