Qayb goobo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo ..., m.l)

(xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +-na tahay xagasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayb goobo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg