Qaybso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax dhowr meelood u kala dhigasho. 2. La q.: cid tartan la gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybso

qaybsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg