Qayir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
Qayir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayir ↴
kuug | qayiraad | qayiran | qayiran | qayirasho | qayirid | qayirmid | qayirnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg