Qayladhaami
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladhaami ↴
cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis | qayladhaamin | qayladhaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg