Qaylaggeys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda qaada oo dad kale gaarsiiya. 2. ld qaylaggeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaylaggeys

qaylaggeyn | qaylaroor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg