Qaylakeen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid. 2. ld qaylakeenid.
Qaylakeen
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaylakeen ↴
qaylakeenid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg