Qaylarraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.

Qaylarraac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaylarraac

qaylarraacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg